×

Oo waxay u yeelaan Allaah waxa ay (iyaguba) nacaan, oo carrabyadoodu waxay 16:62 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:62) ayat 62 in Somali

16:62 Surah An-Nahl ayat 62 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 62 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿وَيَجۡعَلُونَ لِلَّهِ مَا يَكۡرَهُونَۚ وَتَصِفُ أَلۡسِنَتُهُمُ ٱلۡكَذِبَ أَنَّ لَهُمُ ٱلۡحُسۡنَىٰۚ لَا جَرَمَ أَنَّ لَهُمُ ٱلنَّارَ وَأَنَّهُم مُّفۡرَطُونَ ﴾
[النَّحل: 62]

Oo waxay u yeelaan Allaah waxa ay (iyaguba) nacaan, oo carrabyadoodu waxay sheegaan beenta ah inay mudan doonaan midda wanaagsan; waxaa sugan inay leeyihiin Naarta, oo loo hormarin doono

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ويجعلون لله ما يكرهون وتصف ألسنتهم الكذب أن لهم الحسنى لا جرم, باللغة الصومالية

﴿ويجعلون لله ما يكرهون وتصف ألسنتهم الكذب أن لهم الحسنى لا جرم﴾ [النَّحل: 62]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxayna u yeelaan Eebe waxay Nacayaan, waxayna tilmaami carrabyadoodu Been inuu wanaag u sugnaaday, waxaa sugan in Naar uun u sugnaatay, oo loo hormarin (Luguna dhaafi)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxayna u yeelaan Eebe waxay Nacayaan, waxayna tilmaami carrabyadoodu Been inuu wanaag u sugnaaday, waxaa sugan in Naar uun u sugnaatay, oo loo hormarin (Luguna dhaafi)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek