×

Oo Allaah baa idin abuuray, misna sababa inaad dhimataan, oo waxaa idin 16:70 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:70) ayat 70 in Somali

16:70 Surah An-Nahl ayat 70 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 70 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿وَٱللَّهُ خَلَقَكُمۡ ثُمَّ يَتَوَفَّىٰكُمۡۚ وَمِنكُم مَّن يُرَدُّ إِلَىٰٓ أَرۡذَلِ ٱلۡعُمُرِ لِكَيۡ لَا يَعۡلَمَ بَعۡدَ عِلۡمٖ شَيۡـًٔاۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٞ قَدِيرٞ ﴾
[النَّحل: 70]

Oo Allaah baa idin abuuray, misna sababa inaad dhimataan, oo waxaa idin ka mid ah mid loo celiyo cimriga u liita nolosha, si uu waxba aanu u ogaan kaddib waayo aqoontii. Hubaal Allaah waa wax kasta Ogsoone, Awood Badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: والله خلقكم ثم يتوفاكم ومنكم من يرد إلى أرذل العمر لكي لا, باللغة الصومالية

﴿والله خلقكم ثم يتوفاكم ومنكم من يرد إلى أرذل العمر لكي لا﴾ [النَّحل: 70]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebaa idin abuuray markaas idin oofsan (Dili) waxaana idinka mida cid loo eelin (la gaadhsiin) cimriga ugu liita inuusan ogaan waxba cilmi «ogaansho» dabadiis, Eebana wax walba waa ogyahay karaana
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebaa idin abuuray markaas idin oofsan (Dili) waxaana idinka mida cid loo eelin (la gaadhsiin) cimriga ugu liita inuusan ogaan waxba cilmi «ogaansho» dabadiis, Eebana wax walba waa ogyahay karaana
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek