×

Oo Allaah wuxuu uga roonaaday qaarkiinba qaar kale xagga risiqa, Marka, kuwa 16:71 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:71) ayat 71 in Somali

16:71 Surah An-Nahl ayat 71 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 71 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿وَٱللَّهُ فَضَّلَ بَعۡضَكُمۡ عَلَىٰ بَعۡضٖ فِي ٱلرِّزۡقِۚ فَمَا ٱلَّذِينَ فُضِّلُواْ بِرَآدِّي رِزۡقِهِمۡ عَلَىٰ مَا مَلَكَتۡ أَيۡمَٰنُهُمۡ فَهُمۡ فِيهِ سَوَآءٌۚ أَفَبِنِعۡمَةِ ٱللَّهِ يَجۡحَدُونَ ﴾
[النَّحل: 71]

Oo Allaah wuxuu uga roonaaday qaarkiinba qaar kale xagga risiqa, Marka, kuwa loo roonaaday sinnaba uma mulki siiyaan risiqooda kuwaa (addoomaha ah) oo ay midigtoodu hanato si ay isku mid ugu noqdaan17. Ee haddaba ma Nicmadda Allaah baa waxa ay diiddan yihiin

❮ Previous Next ❯

ترجمة: والله فضل بعضكم على بعض في الرزق فما الذين فضلوا برادي رزقهم, باللغة الصومالية

﴿والله فضل بعضكم على بعض في الرزق فما الذين فضلوا برادي رزقهم﴾ [النَّحل: 71]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe wuu ka fadilay Qaarkiin qaar Risqiga, mana aha kuwa la fadilay kuwii ku celiya Risqigooda waxay gacantoodu hanato oy isku mid ku noqdaan ee Ma Nicmada Eebaad diidaysaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe wuu ka fadilay Qaarkiin qaar Risqiga, mana aha kuwa la fadilay kuwii ku celiya Risqigooda waxay gacantoodu hanato oy isku mid ku noqdaan ee Ma Nicmada Eebaad diidaysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek