×

Oo maxaad u odhan weydey marka aad gashay beertaada: Maashaa Allaah (waxa 18:39 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Kahf ⮕ (18:39) ayat 39 in Somali

18:39 Surah Al-Kahf ayat 39 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Kahf ayat 39 - الكَهف - Page - Juz 15

﴿وَلَوۡلَآ إِذۡ دَخَلۡتَ جَنَّتَكَ قُلۡتَ مَا شَآءَ ٱللَّهُ لَا قُوَّةَ إِلَّا بِٱللَّهِۚ إِن تَرَنِ أَنَا۠ أَقَلَّ مِنكَ مَالٗا وَوَلَدٗا ﴾
[الكَهف: 39]

Oo maxaad u odhan weydey marka aad gashay beertaada: Maashaa Allaah (waxa uu Allaah doono ayaa ahaan)! Ma jiro xoog aan ka imaan xagga Ilaahay? Haddii aad i aragtay inaan kaa maal iyo carruur yarahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولولا إذ دخلت جنتك قلت ما شاء الله لا قوة إلا بالله, باللغة الصومالية

﴿ولولا إذ دخلت جنتك قلت ما شاء الله لا قوة إلا بالله﴾ [الكَهف: 39]

Mahmud Muhammad Abduh
maxaadan markaad gasho beertaada u dhihin wuxuu doone Eebe*, xoog ma jiro Eebe mooyee, haddaad aragtay anoo kaa yar adiga xoolo iyo Caruurba
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
maxaadan markaad gasho beertaada u dhihin wuxuu doone Eebe*, xoog ma jiro Eebe mooyee, haddaad aragtay anoo kaa yar adiga xoolo iyo Caruurba
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek