Quran with Somali translation - Surah Al-Kahf ayat 40 - الكَهف - Page - Juz 15
﴿فَعَسَىٰ رَبِّيٓ أَن يُؤۡتِيَنِ خَيۡرٗا مِّن جَنَّتِكَ وَيُرۡسِلَ عَلَيۡهَا حُسۡبَانٗا مِّنَ ٱلسَّمَآءِ فَتُصۡبِحَ صَعِيدٗا زَلَقًا ﴾
[الكَهف: 40]
﴿فعسى ربي أن يؤتين خيرا من جنتك ويرسل عليها حسبانا من السماء﴾ [الكَهف: 40]
Mahmud Muhammad Abduh wuxuu u dhawyahay Eebehay inuu i siiyo wax ka khayr badan Beertaada, kuna diro korkeeda aafo samo, oy markaas ahaato bannaan lagu simbiririxoodo |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu wuxuu u dhawyahay Eebehay inuu i siiyo wax ka khayr badan Beertaada, kuna diro korkeeda aafo samo, oy markaas ahaato bannaan lagu simbiririxoodo |