×

Ma doonnida, iyada waxaa lahaa dad masaakiin ah oo badda ka xoogsada. 18:79 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Kahf ⮕ (18:79) ayat 79 in Somali

18:79 Surah Al-Kahf ayat 79 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Kahf ayat 79 - الكَهف - Page - Juz 16

﴿أَمَّا ٱلسَّفِينَةُ فَكَانَتۡ لِمَسَٰكِينَ يَعۡمَلُونَ فِي ٱلۡبَحۡرِ فَأَرَدتُّ أَنۡ أَعِيبَهَا وَكَانَ وَرَآءَهُم مَّلِكٞ يَأۡخُذُ كُلَّ سَفِينَةٍ غَصۡبٗا ﴾
[الكَهف: 79]

Ma doonnida, iyada waxaa lahaa dad masaakiin ah oo badda ka xoogsada. Markaas waxaan doonay inaan ceeb u yeelo, waayo waxaa hortooda ahaa boqor ku qaata doonni walba (oo hagaagsan) qasab

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أما السفينة فكانت لمساكين يعملون في البحر فأردت أن أعيبها وكان وراءهم, باللغة الصومالية

﴿أما السفينة فكانت لمساكين يعملون في البحر فأردت أن أعيبها وكان وراءهم﴾ [الكَهف: 79]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
markabka waxaa lahaa masaakiin ka shaqqeeya badda waxaana doonay inaan Ceebeeyo waxaana ahaa hortooda xaakim ka qaata doon kasta (oo fayow) dhaca
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek