×

Xaasaskiinnu waxay idiin yihiin beer, ee u taga beertiinna markaad doontaanba, oo 2:223 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:223) ayat 223 in Somali

2:223 Surah Al-Baqarah ayat 223 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 223 - البَقَرَة - Page - Juz 2

﴿نِسَآؤُكُمۡ حَرۡثٞ لَّكُمۡ فَأۡتُواْ حَرۡثَكُمۡ أَنَّىٰ شِئۡتُمۡۖ وَقَدِّمُواْ لِأَنفُسِكُمۡۚ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَ وَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّكُم مُّلَٰقُوهُۗ وَبَشِّرِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ ﴾
[البَقَرَة: 223]

Xaasaskiinnu waxay idiin yihiin beer, ee u taga beertiinna markaad doontaanba, oo u hormrsada (khayr) nafahiinna. Oo dhowra (xilka uu idin saaray) Allaah, oo ogaada inaad la kulmi doontaan, oo u bishaaree mu'miniinta

❮ Previous Next ❯

ترجمة: نساؤكم حرث لكم فأتوا حرثكم أنى شئتم وقدموا لأنفسكم واتقوا الله واعلموا, باللغة الصومالية

﴿نساؤكم حرث لكم فأتوا حرثكم أنى شئتم وقدموا لأنفسكم واتقوا الله واعلموا﴾ [البَقَرَة: 223]

Mahmud Muhammad Abduh
Ilaweenkiinnu beerbay iddinyihiin ee ugutaga beertiinna saad doontaan «oo bannaan» una hormarsada naftiinna «wanaag» Eebana ka dhawrsada ogaadana inaad la kulmaysaan Eebe una bishaaree Muminiinta
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Haweenkiinnu beerbay iddinyihiin ee ugutaga beertiinna saad doontaan «oo bannaan» una hormarsada naftiinna «wanaag» Eebana ka dhawrsada ogaadana inaad la kulmaysaan Eebe una bishaaree Muminiinta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek