×

Oo ha ka dhigina Allaah ku dhaarashadiina Isaga awgeed waxa idinka xanniba 2:224 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:224) ayat 224 in Somali

2:224 Surah Al-Baqarah ayat 224 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 224 - البَقَرَة - Page - Juz 2

﴿وَلَا تَجۡعَلُواْ ٱللَّهَ عُرۡضَةٗ لِّأَيۡمَٰنِكُمۡ أَن تَبَرُّواْ وَتَتَّقُواْ وَتُصۡلِحُواْ بَيۡنَ ٱلنَّاسِۚ وَٱللَّهُ سَمِيعٌ عَلِيمٞ ﴾
[البَقَرَة: 224]

Oo ha ka dhigina Allaah ku dhaarashadiina Isaga awgeed waxa idinka xanniba inaad sama fashaan oo ka joogtaan (xumaha), iyo inaad kala maslaxdaan dadka. Oo Allaah waa wax kasta Maqle, wax kasta Ogsoon

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولا تجعلوا الله عرضة لأيمانكم أن تبروا وتتقوا وتصلحوا بين الناس والله, باللغة الصومالية

﴿ولا تجعلوا الله عرضة لأيمانكم أن تبروا وتتقوا وتصلحوا بين الناس والله﴾ [البَقَرَة: 224]

Mahmud Muhammad Abduh
ha uga yeelina Eebe kabdhood dhaartiinna adinkoon samo falayn oo dhawrsanayn, oo hagaajineyn Dadka dhexdiisa, Eebana waa maqle wax og
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
ha uga yeelina Eebe kabdhood dhaartiinna adinkoon samo falayn oo dhawrsanayn, oo hagaajineyn Dadka dhexdiisa, Eebana waa maqle wax og
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek