×

Ee ma waxaad damac ka qabtaan (mu’miniintoy) inay wax idinka rumeystaan14 iyagoo 2:75 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:75) ayat 75 in Somali

2:75 Surah Al-Baqarah ayat 75 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 75 - البَقَرَة - Page - Juz 1

﴿۞ أَفَتَطۡمَعُونَ أَن يُؤۡمِنُواْ لَكُمۡ وَقَدۡ كَانَ فَرِيقٞ مِّنۡهُمۡ يَسۡمَعُونَ كَلَٰمَ ٱللَّهِ ثُمَّ يُحَرِّفُونَهُۥ مِنۢ بَعۡدِ مَا عَقَلُوهُ وَهُمۡ يَعۡلَمُونَ ﴾
[البَقَرَة: 75]

Ee ma waxaad damac ka qabtaan (mu’miniintoy) inay wax idinka rumeystaan14 iyagoo koox ka mid ah ay dhageysan jireen Hadalka Ilaahay, oo markaas beddelaan (Towraadda)15 intay fahmeen kaddib iyagoo ogsoon

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أفتطمعون أن يؤمنوا لكم وقد كان فريق منهم يسمعون كلام الله ثم, باللغة الصومالية

﴿أفتطمعون أن يؤمنوا لكم وقد كان فريق منهم يسمعون كلام الله ثم﴾ [البَقَرَة: 75]

Mahmud Muhammad Abduh
ma waxaad damcaysaan Mu'miniintaay inay rumeeyaan yuhuudda xaqa oy (idinraacaan) iyahoo kooz ka mid ahi ay maqlayaan hadalka Eebe (Towreed) haddana ay xarrifaan (leexiyaan) intay kaseen kadib, iyagoo og (inay gafsanyihiin)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
ma waxaad damcaysaan Mu'miniintaay inay rumeeyaan yuhuudda xaqa oy (idinraacaan) iyahoo kooz ka mid ahi ay maqlayaan hadalka Eebe (Towreed) haddana ay xarrifaan (leexiyaan) intay kaseen kadib, iyagoo og (inay gafsanyihiin)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek