×

Oo mid kastoo ka mid ah ee yidhaahda: “Waxaan anigu ahay Ilaah 21:29 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Anbiya’ ⮕ (21:29) ayat 29 in Somali

21:29 Surah Al-Anbiya’ ayat 29 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Anbiya’ ayat 29 - الأنبيَاء - Page - Juz 17

﴿۞ وَمَن يَقُلۡ مِنۡهُمۡ إِنِّيٓ إِلَٰهٞ مِّن دُونِهِۦ فَذَٰلِكَ نَجۡزِيهِ جَهَنَّمَۚ كَذَٰلِكَ نَجۡزِي ٱلظَّٰلِمِينَ ﴾
[الأنبيَاء: 29]

Oo mid kastoo ka mid ah ee yidhaahda: “Waxaan anigu ahay Ilaah la jirkiis Isaga,” kaas oo kale waxaan ku abaal marin Naar. Sidaas oo kale baan ku abaal marinnaa gar ma qaatayaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن يقل منهم إني إله من دونه فذلك نجزيه جهنم كذلك نجزي, باللغة الصومالية

﴿ومن يقل منهم إني إله من دونه فذلك نجزيه جهنم كذلك نجزي﴾ [الأنبيَاء: 29]

Mahmud Muhammad Abduh
ruuxii dhaha oo ka mid ah Malaa'igta anaa Ilaah ah Eebe ka sokow, kaas waxaannu ku Abaal marin Jahannamo, saasaana ku Abaal marinnaa Daalimiinta
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
ruuxii dhaha oo ka mid ah Malaa'igta anaa Ilaah ah Eebe ka sokow, kaas waxaannu ku Abaal marin Jahannamo, saasaana ku Abaal marinnaa Daalimiinta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek