Quran with Somali translation - Surah Al-Anbiya’ ayat 5 - الأنبيَاء - Page - Juz 17
﴿بَلۡ قَالُوٓاْ أَضۡغَٰثُ أَحۡلَٰمِۭ بَلِ ٱفۡتَرَىٰهُ بَلۡ هُوَ شَاعِرٞ فَلۡيَأۡتِنَا بِـَٔايَةٖ كَمَآ أُرۡسِلَ ٱلۡأَوَّلُونَ ﴾
[الأنبيَاء: 5]
﴿بل قالوا أضغاث أحلام بل افتراه بل هو شاعر فليأتنا بآية كما﴾ [الأنبيَاء: 5]
Mahmud Muhammad Abduh Waxay Dheheen (Gaaladii) Saas ma aha ee waa Qarowyo saa ma aha ee wuu Been Abuurtay, Saas ma aha ee waa gabayaa ee ha noo keeno Aayad Sidii Lagu diray Kuwii hore |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waxay Dheheen (Gaaladii) Saas ma aha ee waa Qarowyo saa ma aha ee wuu Been Abuurtay, Saas ma aha ee waa gabayaa ee ha noo keeno Aayad Sidii Lagu diray Kuwii hore |