×

Hubaal, Kuwa (Xaqa) rumeysan (Muslimiinta), iyo kuwa heysta Yuhuudiyada, iyo Saabi’iinta iyo 22:17 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:17) ayat 17 in Somali

22:17 Surah Al-hajj ayat 17 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 17 - الحج - Page - Juz 17

﴿إِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَٱلَّذِينَ هَادُواْ وَٱلصَّٰبِـِٔينَ وَٱلنَّصَٰرَىٰ وَٱلۡمَجُوسَ وَٱلَّذِينَ أَشۡرَكُوٓاْ إِنَّ ٱللَّهَ يَفۡصِلُ بَيۡنَهُمۡ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ شَهِيدٌ ﴾
[الحج: 17]

Hubaal, Kuwa (Xaqa) rumeysan (Muslimiinta), iyo kuwa heysta Yuhuudiyada, iyo Saabi’iinta iyo Nasaarada iyo Majuusta iyo kuwa cid kale la wadaajiya Allaah (cibaadada), hubaal, Allaah baa kala xukumi doona dhexdooda Maalinta Qiyaamaha. hubaal! Allaah wax walba waa ka Markhaati oo wuu Arkaa

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن الذين آمنوا والذين هادوا والصابئين والنصارى والمجوس والذين أشركوا إن الله, باللغة الصومالية

﴿إن الذين آمنوا والذين هادوا والصابئين والنصارى والمجوس والذين أشركوا إن الله﴾ [الحج: 17]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwa Rumeeyey (Xaqa) iyo Kuwa Yuhuudoobay iyo Saabi'inta (Xiddigaha Caabuda) iyo Nasaarada iyo Majuusiga iyo Mushrikiinta Eebaa kala bixin Dhexdooda Maalinta Qiyaame, Eebana wax kasta wuu Arkaa
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwa Rumeeyey (Xaqa) iyo Kuwa Yuhuudoobay iyo Saabi'inta (Xiddigaha Caabuda) iyo Nasaarada iyo Majuusiga iyo Mushrikiinta Eebaa kala bixin Dhexdooda Maalinta Qiyaame, Eebana wax kasta wuu Arkaa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek