×

Oo ummad walba waxaan u yeellay cibaado13 (ciid), si ay ugu xusaan 22:34 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:34) ayat 34 in Somali

22:34 Surah Al-hajj ayat 34 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 34 - الحج - Page - Juz 17

﴿وَلِكُلِّ أُمَّةٖ جَعَلۡنَا مَنسَكٗا لِّيَذۡكُرُواْ ٱسۡمَ ٱللَّهِ عَلَىٰ مَا رَزَقَهُم مِّنۢ بَهِيمَةِ ٱلۡأَنۡعَٰمِۗ فَإِلَٰهُكُمۡ إِلَٰهٞ وَٰحِدٞ فَلَهُۥٓ أَسۡلِمُواْۗ وَبَشِّرِ ٱلۡمُخۡبِتِينَ ﴾
[الحج: 34]

Oo ummad walba waxaan u yeellay cibaado13 (ciid), si ay ugu xusaan Magaca Ilaahay waxa uu siiyey ee xoolaha nicmooleyda ah, ee Ilaahiinnu waa Ilaah Keliya ee u hoggaansama oo u bishaaree kal samayaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولكل أمة جعلنا منسكا ليذكروا اسم الله على ما رزقهم من بهيمة, باللغة الصومالية

﴿ولكل أمة جعلنا منسكا ليذكروا اسم الله على ما رزقهم من بهيمة﴾ [الحج: 34]

Mahmud Muhammad Abduh
Ummad kasta waxaan u yeellay Cibaado (Ciid) inay ku Xusaan Eebe wuxuu ku Arzaaqay oo Xayawaanka Nicmoolayda ah, Ilaahiinna waa Ilaah kaliya ee u Hogaansama una Bishaaree, kuwa Xasilloon (ee Cabsada) ee ah
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ummad kasta waxaan u yeellay Cibaado (Ciid) inay ku Xusaan Eebe wuxuu ku Arzaaqay oo Xayawaanka Nicmoolayda ah, Ilaahiinna waa Ilaah kaliya ee u Hogaansama una Bishaaree, kuwa Xasilloon (ee Cabsada) ee ah
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek