Quran with Somali translation - Surah Al-Mu’minun ayat 46 - المؤمنُون - Page - Juz 18
﴿إِلَىٰ فِرۡعَوۡنَ وَمَلَإِيْهِۦ فَٱسۡتَكۡبَرُواْ وَكَانُواْ قَوۡمًا عَالِينَ ﴾
[المؤمنُون: 46]
﴿إلى فرعون وملئه فاستكبروا وكانوا قوما عالين﴾ [المؤمنُون: 46]
Mahmud Muhammad Abduh Xagga Fircoon iyo Jameecadiisii (yaana u dirray) wayna is kibriyeen waxayna ahaayeen Qoom is korraysiiya |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Xagga Fircoon iyo Jameecadiisii (yaana u dirray) wayna is kibriyeen waxayna ahaayeen Qoom is korraysiiya |