×

Haddiise aydaan ka helin cidna gudahooda, markaa ha gelina jeer la idin 24:28 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:28) ayat 28 in Somali

24:28 Surah An-Nur ayat 28 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 28 - النور - Page - Juz 18

﴿فَإِن لَّمۡ تَجِدُواْ فِيهَآ أَحَدٗا فَلَا تَدۡخُلُوهَا حَتَّىٰ يُؤۡذَنَ لَكُمۡۖ وَإِن قِيلَ لَكُمُ ٱرۡجِعُواْ فَٱرۡجِعُواْۖ هُوَ أَزۡكَىٰ لَكُمۡۚ وَٱللَّهُ بِمَا تَعۡمَلُونَ عَلِيمٞ ﴾
[النور: 28]

Haddiise aydaan ka helin cidna gudahooda, markaa ha gelina jeer la idin siiyo idan. Oo haddii la idin yidhaahdo noqda15, markaa noqda; sidan baa idiin daahirsan, Oo Allaah waa Ogsoon yahay waxa aad fashaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فإن لم تجدوا فيها أحدا فلا تدخلوها حتى يؤذن لكم وإن قيل, باللغة الصومالية

﴿فإن لم تجدوا فيها أحدا فلا تدخلوها حتى يؤذن لكم وإن قيل﴾ [النور: 28]

Mahmud Muhammad Abduh
Haddaydaan ka Helin Dhexdeeda Ruuxna ha Galina inta Laydinka Idmi, Haddii laydindhaho Noqdana Noqda, Saasaa idiin Wanaagsan, Eebana Waxaad Falaysaan wuu Ogyahay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Haddaydaan ka Helin Dhexdeeda Ruuxna ha Galina inta Laydinka Idmi, Haddii laydindhaho Noqdana Noqda, Saasaa idiin Wanaagsan, Eebana Waxaad Falaysaan wuu Ogyahay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek