×

Rag aanay ka shuqlin ganacsi iyo iib midna xusidda Ilaahay iyo oogidda 24:37 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:37) ayat 37 in Somali

24:37 Surah An-Nur ayat 37 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 37 - النور - Page - Juz 18

﴿رِجَالٞ لَّا تُلۡهِيهِمۡ تِجَٰرَةٞ وَلَا بَيۡعٌ عَن ذِكۡرِ ٱللَّهِ وَإِقَامِ ٱلصَّلَوٰةِ وَإِيتَآءِ ٱلزَّكَوٰةِ يَخَافُونَ يَوۡمٗا تَتَقَلَّبُ فِيهِ ٱلۡقُلُوبُ وَٱلۡأَبۡصَٰرُ ﴾
[النور: 37]

Rag aanay ka shuqlin ganacsi iyo iib midna xusidda Ilaahay iyo oogidda saaladda iyo bixinta Zakada. Waxay ka cabsadaan Maalin quluubta iyo aragyada rogmi doonaan (baqo iyo argagax awgi)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: رجال لا تلهيهم تجارة ولا بيع عن ذكر الله وإقام الصلاة وإيتاء, باللغة الصومالية

﴿رجال لا تلهيهم تجارة ولا بيع عن ذكر الله وإقام الصلاة وإيتاء﴾ [النور: 37]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Raga ayna ka Shuqlinayn Ganacsi iyo Gadasho Xuska Eebe, Oogidda Salaadda iyo Bixinta Zakada kana Cabsan Maalin oy Gagadoomi Dhexdeeda Quluubta iyo Aragguba
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek