×

Oo waxay yidhaahdaan: “Waxaan rumeysannahay Allaah iyo Rasuulka oo aanu oggolnahay, markaas 24:47 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:47) ayat 47 in Somali

24:47 Surah An-Nur ayat 47 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 47 - النور - Page - Juz 18

﴿وَيَقُولُونَ ءَامَنَّا بِٱللَّهِ وَبِٱلرَّسُولِ وَأَطَعۡنَا ثُمَّ يَتَوَلَّىٰ فَرِيقٞ مِّنۡهُم مِّنۢ بَعۡدِ ذَٰلِكَۚ وَمَآ أُوْلَٰٓئِكَ بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ ﴾
[النور: 47]

Oo waxay yidhaahdaan: “Waxaan rumeysannahay Allaah iyo Rasuulka oo aanu oggolnahay, markaas bay koox ka mid ahi jeesadaan intani kaddib, oo kuwani ma aha mu’miniin

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ويقولون آمنا بالله وبالرسول وأطعنا ثم يتولى فريق منهم من بعد ذلك, باللغة الصومالية

﴿ويقولون آمنا بالله وبالرسول وأطعنا ثم يتولى فريق منهم من بعد ذلك﴾ [النور: 47]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay Dhihi (Munaafiqiintu) Waxaan rumeeynay Eebe iyo Rasuulka waana Adeecnay markaasaa waxaa Jeedsada Kooxo ka Mid ah Intaas ka Dib, Kuwaasi ma ah Mu'miniin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay Dhihi (Munaafiqiintu) Waxaan rumeeynay Eebe iyo Rasuulka waana Adeecnay markaasaa waxaa Jeedsada Kooxo ka Mid ah Intaas ka Dib, Kuwaasi ma ah Mu'miniin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek