×

Oo kuwa aan rajeynayn la Kulankayaga waxay yidhaahdaan: “Maxaa malaa’ig na loogu 25:21 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Furqan ⮕ (25:21) ayat 21 in Somali

25:21 Surah Al-Furqan ayat 21 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Furqan ayat 21 - الفُرقَان - Page - Juz 19

﴿۞ وَقَالَ ٱلَّذِينَ لَا يَرۡجُونَ لِقَآءَنَا لَوۡلَآ أُنزِلَ عَلَيۡنَا ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ أَوۡ نَرَىٰ رَبَّنَاۗ لَقَدِ ٱسۡتَكۡبَرُواْ فِيٓ أَنفُسِهِمۡ وَعَتَوۡ عُتُوّٗا كَبِيرٗا ﴾
[الفُرقَان: 21]

Oo kuwa aan rajeynayn la Kulankayaga waxay yidhaahdaan: “Maxaa malaa’ig na loogu soo diri waayey, ama ( maxaan) u arki weyney Rabbigayo (Allaah)?” Haddaba xaqiiq aad bay isula weynaadeen oo madax adeygeen madax adayg weyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وقال الذين لا يرجون لقاءنا لولا أنـزل علينا الملائكة أو نرى ربنا, باللغة الصومالية

﴿وقال الذين لا يرجون لقاءنا لولا أنـزل علينا الملائكة أو نرى ربنا﴾ [الفُرقَان: 21]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay Dheheen Kuwaan Rajaynayn la kulankanaga naloogu soo Dejinwaayey Malaa'ig, ama maan Aragno Eebahanno, way Iskibriyeen (isula waynaadeen) Naftooda wayna Madax Adaygeen Madax Adayg Wayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay Dheheen Kuwaan Rajaynayn la kulankanaga naloogu soo Dejinwaayey Malaa'ig, ama maan Aragno Eebahanno, way Iskibriyeen (isula waynaadeen) Naftooda wayna Madax Adaygeen Madax Adayg Wayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek