×

“Ama (maxaa) loog soo rogi waayey khaznad samada (uu kaga maarmo xoogsiga), 25:8 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Furqan ⮕ (25:8) ayat 8 in Somali

25:8 Surah Al-Furqan ayat 8 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Furqan ayat 8 - الفُرقَان - Page - Juz 18

﴿أَوۡ يُلۡقَىٰٓ إِلَيۡهِ كَنزٌ أَوۡ تَكُونُ لَهُۥ جَنَّةٞ يَأۡكُلُ مِنۡهَاۚ وَقَالَ ٱلظَّٰلِمُونَ إِن تَتَّبِعُونَ إِلَّا رَجُلٗا مَّسۡحُورًا ﴾
[الفُرقَان: 8]

“Ama (maxaa) loog soo rogi waayey khaznad samada (uu kaga maarmo xoogsiga), ama u ahaato beer uu wax ka cuno? Oo geflowyada waxay yidhaahdeen: Ma raacaysaan waxaan aheyn nin sixran.”

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أو يلقى إليه كنـز أو تكون له جنة يأكل منها وقال الظالمون, باللغة الصومالية

﴿أو يلقى إليه كنـز أو تكون له جنة يأكل منها وقال الظالمون﴾ [الفُرقَان: 8]

Mahmud Muhammad Abduh
Ama maa loo Tuuro (Dejiyo) Kansi ama u ahaato Beer uu wax ka Cuno Xageeda, waxayna Dheheen Daalimiintu ma Raacaysaan waxaan Nin Sixran ahayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ama maa loo Tuuro (Dejiyo) Kansi ama u ahaato Beer uu wax ka Cuno Xageeda, waxayna Dheheen Daalimiintu ma Raacaysaan waxaan Nin Sixran ahayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek