×

(Saalix) wuxuu yidhi: Tani waa Hal9; waxay u leedahay xaq inay cabto 26:155 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ash-Shu‘ara’ ⮕ (26:155) ayat 155 in Somali

26:155 Surah Ash-Shu‘ara’ ayat 155 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ash-Shu‘ara’ ayat 155 - الشعراء - Page - Juz 19

﴿قَالَ هَٰذِهِۦ نَاقَةٞ لَّهَا شِرۡبٞ وَلَكُمۡ شِرۡبُ يَوۡمٖ مَّعۡلُومٖ ﴾
[الشعراء: 155]

(Saalix) wuxuu yidhi: Tani waa Hal9; waxay u leedahay xaq inay cabto (biyo) maalin, idinkuna waxaad u leedihin xaq inaad cabtaan (biyo) maalin la yaqaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قال هذه ناقة لها شرب ولكم شرب يوم معلوم, باللغة الصومالية

﴿قال هذه ناقة لها شرب ولكم شرب يوم معلوم﴾ [الشعراء: 155]

Mahmud Muhammad Abduh
Wuxuu Yidhi Tani waa Hal, Maalinbay Cabbi idinkuna Maalinhaad Cabbaysaan la Yaqaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Wuxuu Yidhi Tani waa Hal, Maalinbay Cabbi idinkuna Maalinbaad Cabbaysaan la Yaqaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek