×

Waxay yidhahdeen: Waxaa nagu dhacay balaayo iyo baas sababtaada adiga iyo sababta 27:47 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Naml ⮕ (27:47) ayat 47 in Somali

27:47 Surah An-Naml ayat 47 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Naml ayat 47 - النَّمل - Page - Juz 19

﴿قَالُواْ ٱطَّيَّرۡنَا بِكَ وَبِمَن مَّعَكَۚ قَالَ طَٰٓئِرُكُمۡ عِندَ ٱللَّهِۖ بَلۡ أَنتُمۡ قَوۡمٞ تُفۡتَنُونَ ﴾
[النَّمل: 47]

Waxay yidhahdeen: Waxaa nagu dhacay balaayo iyo baas sababtaada adiga iyo sababta kuwa kula jiraba. Wuxuu yidhi: "Sharaysigiinnu waa xagga Ilaahay15; bal, waxaad tihiin dad la imtaxaanay.”

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا اطيرنا بك وبمن معك قال طائركم عند الله بل أنتم قوم, باللغة الصومالية

﴿قالوا اطيرنا بك وبمن معك قال طائركم عند الله بل أنتم قوم﴾ [النَّمل: 47]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxayna Dheheen waan ku Baasaysanay Adiga iyo Inta kula Jirta, wuxuuna ku Yidhi Baaskiinnu wuxuu Jiraa Eebe Agtiisa, waxaadse Tihiin Qoom la Fidneeyey
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxayna Dheheen waan ku Baasaysanay Adiga iyo Inta kula Jirta, wuxuuna ku Yidhi Baaskiinnu wuxuu Jiraa Eebe Agtiisa, waxaadse Tihiin Qoom la Fidneeyey
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek