×

Oo Waxaanu horey u qaddarnay inuu diido nuujiso (kale) oo dhan4, markaasay 28:12 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Qasas ⮕ (28:12) ayat 12 in Somali

28:12 Surah Al-Qasas ayat 12 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Qasas ayat 12 - القَصَص - Page - Juz 20

﴿۞ وَحَرَّمۡنَا عَلَيۡهِ ٱلۡمَرَاضِعَ مِن قَبۡلُ فَقَالَتۡ هَلۡ أَدُلُّكُمۡ عَلَىٰٓ أَهۡلِ بَيۡتٖ يَكۡفُلُونَهُۥ لَكُمۡ وَهُمۡ لَهُۥ نَٰصِحُونَ ﴾
[القَصَص: 12]

Oo Waxaanu horey u qaddarnay inuu diido nuujiso (kale) oo dhan4, markaasay (walaashiis timid oo) tidhi: Ma idin tusaa reer idiin daryeelaya, oo iyagu u roonaan doona

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وحرمنا عليه المراضع من قبل فقالت هل أدلكم على أهل بيت يكفلونه, باللغة الصومالية

﴿وحرمنا عليه المراضع من قبل فقالت هل أدلكم على أهل بيت يكفلونه﴾ [القَصَص: 12]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaana ka Reebnay Korkiisa Nuugmada Horay, waxayna Tidhi Gabadhii Maydin Tusiyaa Qoys idiin Dhaqaalayn una Samo Fali
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaana ka Reebnay Korkiisa Nuugmada Horay, waxayna Tidhi Gabadhii Maydin Tusiyaa Qoys idiin Dhaqaalayn una Samo Fali
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek