×

Dheh: Haddaad qarisaan waxa ku jira laabahiinna ama muujisaan, Allaah wuu ogsoon 3:29 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:29) ayat 29 in Somali

3:29 Surah al-‘Imran ayat 29 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 29 - آل عِمران - Page - Juz 3

﴿قُلۡ إِن تُخۡفُواْ مَا فِي صُدُورِكُمۡ أَوۡ تُبۡدُوهُ يَعۡلَمۡهُ ٱللَّهُۗ وَيَعۡلَمُ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِۗ وَٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ قَدِيرٞ ﴾
[آل عِمران: 29]

Dheh: Haddaad qarisaan waxa ku jira laabahiinna ama muujisaan, Allaah wuu ogsoon yahay, oo wuxuu ogsoon yahay waxa jira samooyinka iyo waxa jira arlada. Oo Allaah wax walba wuu Karaa

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل إن تخفوا ما في صدوركم أو تبدوه يعلمه الله ويعلم ما, باللغة الصومالية

﴿قل إن تخفوا ما في صدوركم أو تبدوه يعلمه الله ويعلم ما﴾ [آل عِمران: 29]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaad dhahdaa haddaad Qarisaan waxa Laabtiina ku sugan amaad muujisaan waa ogaan Eebe, wuxuuna ogaan waxa Samooyinka ku sugan iyo Dhulka, Eebana wax kasta uu (doono) wuu karaa
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaad dhahdaa haddaad Qarisaan waxa Laabtiina ku sugan amaad muujisaan waa ogaan Eebe, wuxuuna ogaan waxa Samooyinka ku sugan iyo Dhulka, Eebana wax kasta uu (doono) wuu karaa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek