×

Waxay tidhi: Rabbiyow! Sidee baan u lahaan doonaa wiil (ii dhasha) isagoo 3:47 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:47) ayat 47 in Somali

3:47 Surah al-‘Imran ayat 47 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 47 - آل عِمران - Page - Juz 3

﴿قَالَتۡ رَبِّ أَنَّىٰ يَكُونُ لِي وَلَدٞ وَلَمۡ يَمۡسَسۡنِي بَشَرٞۖ قَالَ كَذَٰلِكِ ٱللَّهُ يَخۡلُقُ مَا يَشَآءُۚ إِذَا قَضَىٰٓ أَمۡرٗا فَإِنَّمَا يَقُولُ لَهُۥ كُن فَيَكُونُ ﴾
[آل عِمران: 47]

Waxay tidhi: Rabbiyow! Sidee baan u lahaan doonaa wiil (ii dhasha) isagoo aanu nin i taaban? Wuxuu yidhi: Sidaas oy tahay, Allaah wuxuu abuuraa wuxuu doono. Marka uu arrin gooyo wuxuu uun ku yidhaahdaa Ahow, markaa waaba yahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالت رب أنى يكون لي ولد ولم يمسسني بشر قال كذلك الله, باللغة الصومالية

﴿قالت رب أنى يكون لي ولد ولم يمسسني بشر قال كذلك الله﴾ [آل عِمران: 47]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay tidhi (Maryam) Eebow sidee Ilmo iigu ahaan isagoon i taaban Dad (Nin wuxuu yidhi (Eebe) saasuu Eebe wax u abuuraa wuxun doono, markuu xukmin amarna wuxuu uun u dhahaa ahow wuuna ahaadaa
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay tidhi (Maryam) Eebow sidee Ilmo iigu ahaan isagoon i taaban Dad (Nin wuxuu yidhi (Eebe) saasuu Eebe wax u abuuraa wuxun doono, markuu xukmin amarna wuxuu uun u dhahaa ahow wuuna ahaadaa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek