×

Oo haddaba ma waxaan ahayn diinta Ilaahay bay rabaan (inay raacaan), Isagoo 3:83 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:83) ayat 83 in Somali

3:83 Surah al-‘Imran ayat 83 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 83 - آل عِمران - Page - Juz 3

﴿أَفَغَيۡرَ دِينِ ٱللَّهِ يَبۡغُونَ وَلَهُۥٓ أَسۡلَمَ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ طَوۡعٗا وَكَرۡهٗا وَإِلَيۡهِ يُرۡجَعُونَ ﴾
[آل عِمران: 83]

Oo haddaba ma waxaan ahayn diinta Ilaahay bay rabaan (inay raacaan), Isagoo ay u hoggaansan yihiin waxa jira oo dhan samooyinka iyo arlada, oggolaan ama sandulleba, oo Xaggiisa baa loo soo celin doonaa

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أفغير دين الله يبغون وله أسلم من في السموات والأرض طوعا وكرها, باللغة الصومالية

﴿أفغير دين الله يبغون وله أسلم من في السموات والأرض طوعا وكرها﴾ [آل عِمران: 83]

Mahmud Muhammad Abduh
Ma Diinta Eebe waxaan ahayn yey rabaan isagoo u hogaansamay waxa Samaawaadka iyo Dhulka ku sugan ogolaan iyo ikraahba Xaggiisaana loo Celin (Dadka)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ma Diinta Eebe waxaan ahayn yey rabaan isagoo u hogaansamay waxa Samaawaadka iyo Dhulka ku sugan ogolaan iyo ikraahba Xaggiisaana loo Celin (Dadka)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek