×

Oo ku kastoo isu dhiiba isagoo dhan Allaah isagoo ah same fale 31:22 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Luqman ⮕ (31:22) ayat 22 in Somali

31:22 Surah Luqman ayat 22 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Luqman ayat 22 - لُقمَان - Page - Juz 21

﴿۞ وَمَن يُسۡلِمۡ وَجۡهَهُۥٓ إِلَى ٱللَّهِ وَهُوَ مُحۡسِنٞ فَقَدِ ٱسۡتَمۡسَكَ بِٱلۡعُرۡوَةِ ٱلۡوُثۡقَىٰۗ وَإِلَى ٱللَّهِ عَٰقِبَةُ ٱلۡأُمُورِ ﴾
[لُقمَان: 22]

Oo ku kastoo isu dhiiba isagoo dhan Allaah isagoo ah same fale wuxuu dhab ahaan qabsaday siddaha kalsoonida ee adag. Oo Allaah baa leh oo loo celiyaa cidhibta arrimaha oo idil

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن يسلم وجهه إلى الله وهو محسن فقد استمسك بالعروة الوثقى وإلى, باللغة الصومالية

﴿ومن يسلم وجهه إلى الله وهو محسن فقد استمسك بالعروة الوثقى وإلى﴾ [لُقمَان: 22]

Mahmud Muhammad Abduh
ruuxii u jeediya Wajigiisa xagga Eebe isagoo samo fali wuxuu qabsaday guntin (Ballan adag), xagga Eebaana Cihdhibta arrimuhu u noqon
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
ruuxii u jeediya Wajigiisa xagga Eebe isagoo samo fali wuxuu qabsaday guntin (Ballan adag), xagga Eebaana waxaa u noqon arin oo dhan cidhibteeda
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek