Quran with Somali translation - Surah As-Sajdah ayat 23 - السَّجدة - Page - Juz 21
﴿وَلَقَدۡ ءَاتَيۡنَا مُوسَى ٱلۡكِتَٰبَ فَلَا تَكُن فِي مِرۡيَةٖ مِّن لِّقَآئِهِۦۖ وَجَعَلۡنَٰهُ هُدٗى لِّبَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ ﴾
[السَّجدة: 23]
﴿ولقد آتينا موسى الكتاب فلا تكن في مرية من لقائه وجعلناه هدى﴾ [السَّجدة: 23]
Mahmud Muhammad Abduh dhab ahaanbaan u siinay Nabi Muuse Kitaabkii (Tawreed) ee hashakiyin lakulankiisa waxaana ka yeelay Kitaabkaas hanuunka Banii Israa'iil |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu dhab ahaanbaan u siinay Nabi Muuse Kitaabkii (Tawreed) ee hashakiyin lakulankiisa waxaana ka yeelay Kitaabkaas hanuunka Banii Israa'iil |