×

Oo miyaanay arkayn inaanu u soo kaxeyno biyaha dhul diir ah aan 32:27 Somali translation

Quran infoSomaliSurah As-Sajdah ⮕ (32:27) ayat 27 in Somali

32:27 Surah As-Sajdah ayat 27 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah As-Sajdah ayat 27 - السَّجدة - Page - Juz 21

﴿أَوَلَمۡ يَرَوۡاْ أَنَّا نَسُوقُ ٱلۡمَآءَ إِلَى ٱلۡأَرۡضِ ٱلۡجُرُزِ فَنُخۡرِجُ بِهِۦ زَرۡعٗا تَأۡكُلُ مِنۡهُ أَنۡعَٰمُهُمۡ وَأَنفُسُهُمۡۚ أَفَلَا يُبۡصِرُونَ ﴾
[السَّجدة: 27]

Oo miyaanay arkayn inaanu u soo kaxeyno biyaha dhul diir ah aan dhir laheyn, oo aan ka soo saarno sarac ay wax ka cunaan xoolahooda iyo iyaga nafahoodaba? Ee miyaanay haddaba wax arkeyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أو لم يروا أنا نسوق الماء إلى الأرض الجرز فنخرج به زرعا, باللغة الصومالية

﴿أو لم يروا أنا نسوق الماء إلى الأرض الجرز فنخرج به زرعا﴾ [السَّجدة: 27]

Mahmud Muhammad Abduh
miyeyna arkeyn inaan u soo kaxayno Biyaha Dhul abaar ah oon markaas ku soobixino Beero ay wax ka cunaan Xoolahooda iyo Naftooduba miyeyna wax arkaynin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
miyeyna arkeyn inaan u soo kaxayno Biyaha Dhul abaar ah oon markaas ku soobixino Beero ay wax ka cunaan Xoolahooda iyo Naftooduba miyeyna wax arkaynin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek