×

Dheh: La idin ma weydiin doono wax ku saabsan dunuubtayada, oo innagana 34:25 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Saba’ ⮕ (34:25) ayat 25 in Somali

34:25 Surah Saba’ ayat 25 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Saba’ ayat 25 - سَبإ - Page - Juz 22

﴿قُل لَّا تُسۡـَٔلُونَ عَمَّآ أَجۡرَمۡنَا وَلَا نُسۡـَٔلُ عَمَّا تَعۡمَلُونَ ﴾
[سَبإ: 25]

Dheh: La idin ma weydiin doono wax ku saabsan dunuubtayada, oo innagana nala ma weydiin doono waxa aad fashaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قل لا تسألون عما أجرمنا ولا نسأل عما تعملون, باللغة الصومالية

﴿قل لا تسألون عما أجرمنا ولا نسأل عما تعملون﴾ [سَبإ: 25]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaad dhahdaa laydin warsan mahayo waxaan dambaabney anagana nalama warsado waxaad camalfaleysaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaad dhahdaa laydin warsan maayo waxaan dambaabney anagana nalama warsado waxaad camalfaleysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek