×

Waxay odhan: Xurmo oo dhan Adigaa iska leh oo hufan, Adiga ayaa 34:41 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Saba’ ⮕ (34:41) ayat 41 in Somali

34:41 Surah Saba’ ayat 41 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Saba’ ayat 41 - سَبإ - Page - Juz 22

﴿قَالُواْ سُبۡحَٰنَكَ أَنتَ وَلِيُّنَا مِن دُونِهِمۖ بَلۡ كَانُواْ يَعۡبُدُونَ ٱلۡجِنَّۖ أَكۡثَرُهُم بِهِم مُّؤۡمِنُونَ ﴾
[سَبإ: 41]

Waxay odhan: Xurmo oo dhan Adigaa iska leh oo hufan, Adiga ayaa ah Gargaara- hayaga iyagu ma aha. Mayee’ Waxay caabudayeen jinka oo badankoodu rumaysnaayeen

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا سبحانك أنت ولينا من دونهم بل كانوا يعبدون الجن أكثرهم بهم, باللغة الصومالية

﴿قالوا سبحانك أنت ولينا من دونهم بل كانوا يعبدون الجن أكثرهم بهم﴾ [سَبإ: 41]

Mahmud Muhammad Abduh
Markaas ay dhihi adaa ceeb ka fog Eebow, adaa gargaarahanaga ah iyaga ka sokay, waxayse caabudi jireen Jinni badidoodna isagay rumaysnaayeen
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek