×

Oo kuwa xaqa diida waxay yidhaahdaan: Ma idin tusnaa nin idiin sheegi 34:7 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Saba’ ⮕ (34:7) ayat 7 in Somali

34:7 Surah Saba’ ayat 7 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Saba’ ayat 7 - سَبإ - Page - Juz 22

﴿وَقَالَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ هَلۡ نَدُلُّكُمۡ عَلَىٰ رَجُلٖ يُنَبِّئُكُمۡ إِذَا مُزِّقۡتُمۡ كُلَّ مُمَزَّقٍ إِنَّكُمۡ لَفِي خَلۡقٖ جَدِيدٍ ﴾
[سَبإ: 7]

Oo kuwa xaqa diida waxay yidhaahdaan: Ma idin tusnaa nin idiin sheegi in markaad googo'daan googo’ dhan (oo ciidda idin cunto), in dib hubaal la idiin (soo bixin doono) idinkoo abuur cusub ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وقال الذين كفروا هل ندلكم على رجل ينبئكم إذا مزقتم كل ممزق, باللغة الصومالية

﴿وقال الذين كفروا هل ندلكم على رجل ينبئكم إذا مزقتم كل ممزق﴾ [سَبإ: 7]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxey dhaheen kuwii gaaloobey maydin tusinaa nin idiin ka warrami in marka laydinkala geeyo (jidkiina) kala gayn dhamaanteed in abuur cusub leydin abuuri
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxey dhaheen kuwii gaaloobey maydin tusinaa nin idiin ka warrami in marka laydinkala geeyo (jidkiina) kala gayn dhamaanteed in abuur cusub leydin abuuri
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek