×

Oo waxay ku dhaarteen Allaah kan ugu culus dhaarahooda; in haddii uu 35:42 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:42) ayat 42 in Somali

35:42 Surah FaTir ayat 42 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 42 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿وَأَقۡسَمُواْ بِٱللَّهِ جَهۡدَ أَيۡمَٰنِهِمۡ لَئِن جَآءَهُمۡ نَذِيرٞ لَّيَكُونُنَّ أَهۡدَىٰ مِنۡ إِحۡدَى ٱلۡأُمَمِۖ فَلَمَّا جَآءَهُمۡ نَذِيرٞ مَّا زَادَهُمۡ إِلَّا نُفُورًا ﴾
[فَاطِر: 42]

Oo waxay ku dhaarteen Allaah kan ugu culus dhaarahooda; in haddii uu u yimaado dige ay ahaanayaan kuwa ka sii hanuunsan ummadahii kale oo dhan (ee ka horreeyey), markase uu u yimid dige, uma kordhin waxba aan didmo aheyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وأقسموا بالله جهد أيمانهم لئن جاءهم نذير ليكونن أهدى من إحدى الأمم, باللغة الصومالية

﴿وأقسموا بالله جهد أيمانهم لئن جاءهم نذير ليكونن أهدى من إحدى الأمم﴾ [فَاطِر: 42]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay ugu dhaarteen Eebe dhaar adag hadduu uyimaado udige inay noqdaan kuwa ka hanuunsan (ka toosan) umadaha kale, markuu uyimid digihiina uma siyaadinin waxaan carar ahayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay ugu dhaarteen Eebe dhaar adag hadduu uyimaado udige inay noqdaan kuwa ka hanuunsan (ka toosan) umadaha kale, markuu uyimid digihiina uma siyaadinin waxaan carar ahayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek