Quran with Somali translation - Surah Ya-Sin ayat 20 - يسٓ - Page - Juz 22
﴿وَجَآءَ مِنۡ أَقۡصَا ٱلۡمَدِينَةِ رَجُلٞ يَسۡعَىٰ قَالَ يَٰقَوۡمِ ٱتَّبِعُواْ ٱلۡمُرۡسَلِينَ ﴾
[يسٓ: 20]
﴿وجاء من أقصى المدينة رجل يسعى قال ياقوم اتبعوا المرسلين﴾ [يسٓ: 20]
Mahmud Muhammad Abduh Waxaa ka yimid Magaalada dhankeeda fog nin dagdagi (ordi) wuxuuna ku yidhi qoomkayow raaca rasuullada |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waxaa ka yimid Magaalada dhankeeda fog nin dagdagi (ordi) wuxuuna ku yidhi qoomkayow raaca rasuullada |