Quran with Somali translation - Surah sad ayat 59 - صٓ - Page - Juz 23
﴿هَٰذَا فَوۡجٞ مُّقۡتَحِمٞ مَّعَكُمۡ لَا مَرۡحَبَۢا بِهِمۡۚ إِنَّهُمۡ صَالُواْ ٱلنَّارِ ﴾
[صٓ: 59]
﴿هذا فوج مقتحم معكم لا مرحبا بهم إنهم صالو النار﴾ [صٓ: 59]
Mahmud Muhammad Abduh Malaa'igtuna waxay dhihi kani waa koox idinla gali Cadaabka waxayna ku dhihi ha soo dhawaanina, waxayna galaan Naarta |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Malaa'igtuna waxay dhihi kani waa koox idinla gali Cadaabka waxayna ku dhihi ha soo dhawaanina, waxayna galaan Naarta |