Quran with Somali translation - Surah sad ayat 72 - صٓ - Page - Juz 23
﴿فَإِذَا سَوَّيۡتُهُۥ وَنَفَخۡتُ فِيهِ مِن رُّوحِي فَقَعُواْ لَهُۥ سَٰجِدِينَ ﴾ 
[صٓ: 72]
﴿فإذا سويته ونفخت فيه من روحي فقعوا له ساجدين﴾ [صٓ: 72]
| Mahmud Muhammad Abduh Ee markaan ejeeyo oon ku afuufo Ruuxdeyda ugu dhaca sujuud (salaan) | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Ee markaan ekeeyo (ahaysiiyo) oon ku afuufo Ruuxdeyda ugu dhaca sujuud (salaan) |