×

Waxay mudan daboollo dab Naar ah korkooda, iyo daboollo hoostooda, (Arrin)kaasi waa 39:16 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:16) ayat 16 in Somali

39:16 Surah Az-Zumar ayat 16 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 16 - الزُّمَر - Page - Juz 23

﴿لَهُم مِّن فَوۡقِهِمۡ ظُلَلٞ مِّنَ ٱلنَّارِ وَمِن تَحۡتِهِمۡ ظُلَلٞۚ ذَٰلِكَ يُخَوِّفُ ٱللَّهُ بِهِۦ عِبَادَهُۥۚ يَٰعِبَادِ فَٱتَّقُونِ ﴾
[الزُّمَر: 16]

Waxay mudan daboollo dab Naar ah korkooda, iyo daboollo hoostooda, (Arrin)kaasi waa waxa uu Allaah ku cabsi geliyo addoomahiisa ee addoomahaygow dhowra (xilka aan anigu idin saaray)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لهم من فوقهم ظلل من النار ومن تحتهم ظلل ذلك يخوف الله, باللغة الصومالية

﴿لهم من فوقهم ظلل من النار ومن تحتهم ظلل ذلك يخوف الله﴾ [الزُّمَر: 16]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Korkooda waxaa ah lakabyo Naar ah, hoostoodana waxaa ah lakabyo Naar ah, kaasina waa waxa Eebe ku cabsi galiyo (ugu digo) addoomadiisa ee addoomadeydoow iga dhawrsada
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek