×

Wuxuu idinka abuuray naf keliya (Aadam); oo ka yeelay lammaankiisa (Xawwaa) isku 39:6 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:6) ayat 6 in Somali

39:6 Surah Az-Zumar ayat 6 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 6 - الزُّمَر - Page - Juz 23

﴿خَلَقَكُم مِّن نَّفۡسٖ وَٰحِدَةٖ ثُمَّ جَعَلَ مِنۡهَا زَوۡجَهَا وَأَنزَلَ لَكُم مِّنَ ٱلۡأَنۡعَٰمِ ثَمَٰنِيَةَ أَزۡوَٰجٖۚ يَخۡلُقُكُمۡ فِي بُطُونِ أُمَّهَٰتِكُمۡ خَلۡقٗا مِّنۢ بَعۡدِ خَلۡقٖ فِي ظُلُمَٰتٖ ثَلَٰثٖۚ ذَٰلِكُمُ ٱللَّهُ رَبُّكُمۡ لَهُ ٱلۡمُلۡكُۖ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَۖ فَأَنَّىٰ تُصۡرَفُونَ ﴾
[الزُّمَر: 6]

Wuxuu idinka abuuray naf keliya (Aadam); oo ka yeelay lammaankiisa (Xawwaa) isku nooc. Oo wuxuu idiin yeelay sideed ka mid ah xoolaha oo lammaan ah. Wuxuu idinku abuuraa uurarka hooyooyinkiin abuuris ka dambeysa abuuris saddex mugdi2 dhexdood, kaas baa ah Allaah _Rabbigiin. Isagaa leh Boqortooyada. Ma jiro Ilaah (Xaq lagu caabudo) aan Isaga ahayn. Ee xagee baaa haddaba la idiinka iilay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: خلقكم من نفس واحدة ثم جعل منها زوجها وأنـزل لكم من الأنعام, باللغة الصومالية

﴿خلقكم من نفس واحدة ثم جعل منها زوجها وأنـزل لكم من الأنعام﴾ [الزُّمَر: 6]

Mahmud Muhammad Abduh
Wuxuu idinka abuurey naf kaliya (Nabi aadam) markaasuu Eebe ka yeeley (ka abuurey) xagga aadam haweeneydiisi (Xaawo) wuxuuna Eebe idiin soo dajiyey xoolaha siddeed nooc oo ka mid ah, wuxuuna idinku abuurey uurka hooyadin abuurid ka dambeyso abuurid saddex mugdi dhexdooda saasna waxaa yeela Eebaha idin barbaariya, isagaana iska leh xukunka, Eebe mooyee ilaah kale majiro, ee xaggee laydiinka iili (Xaqa)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek