×

Haddii aad gaalowdaan, haddaba hubaal Allaah waa isku filan yahay oo idinka 39:7 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:7) ayat 7 in Somali

39:7 Surah Az-Zumar ayat 7 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 7 - الزُّمَر - Page - Juz 23

﴿إِن تَكۡفُرُواْ فَإِنَّ ٱللَّهَ غَنِيٌّ عَنكُمۡۖ وَلَا يَرۡضَىٰ لِعِبَادِهِ ٱلۡكُفۡرَۖ وَإِن تَشۡكُرُواْ يَرۡضَهُ لَكُمۡۗ وَلَا تَزِرُ وَازِرَةٞ وِزۡرَ أُخۡرَىٰۚ ثُمَّ إِلَىٰ رَبِّكُم مَّرۡجِعُكُمۡ فَيُنَبِّئُكُم بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَۚ إِنَّهُۥ عَلِيمُۢ بِذَاتِ ٱلصُّدُورِ ﴾
[الزُّمَر: 7]

Haddii aad gaalowdaan, haddaba hubaal Allaah waa isku filan yahay oo idinka deeqtoon yahay, lamase jecla abaal dhac iyo gaaloobid addoomahiisa. Haddiise aad tihiin kuwo mahad naqa, wuu idiinka raalli yahay. Oo qof culaabi saaran tahay ma qaado culaabta qof kale. Oo waa xagga Rabbigiin laabashadiinna, markaasuu idiin sheegi waxaad fali jirteen. hubaal wuu Ogsoon yahay waxa ku jira laabaha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن تكفروا فإن الله غني عنكم ولا يرضى لعباده الكفر وإن تشكروا, باللغة الصومالية

﴿إن تكفروا فإن الله غني عنكم ولا يرضى لعباده الكفر وإن تشكروا﴾ [الزُّمَر: 7]

Mahmud Muhammad Abduh
Haddaad gaalowdaan dadow Eebe waa idinka kaaftoomey, ugamana raalli aha addoomadiisa gaalnimo, hadaad ku mahdisaanna wuu idin ka raalli noqon, nafna naf kale danbigeeda ma qaaddo, waxaana leydiin celin Eebihiin xaggiisa, wuxuuna idiin ka warrami waxaad camal fasheen, wuuna ogyahey wax laabta (qalbiga) ku sugan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek