×

Oo Buunka baa la afuufi, markaas bay dhammaan waxa jooga samooyinka iyo 39:68 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:68) ayat 68 in Somali

39:68 Surah Az-Zumar ayat 68 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 68 - الزُّمَر - Page - Juz 24

﴿وَنُفِخَ فِي ٱلصُّورِ فَصَعِقَ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَن فِي ٱلۡأَرۡضِ إِلَّا مَن شَآءَ ٱللَّهُۖ ثُمَّ نُفِخَ فِيهِ أُخۡرَىٰ فَإِذَا هُمۡ قِيَامٞ يَنظُرُونَ ﴾
[الزُّمَر: 68]

Oo Buunka baa la afuufi, markaas bay dhammaan waxa jooga samooyinka iyo dhammaan waxa jooga arlada wada suuxi doonaan kan uu dooni Allaah maahee. Misna la afuufi mar kale, mise dadkii wayba taagan yihiin oo sugayaan (Xukunka Ilaahay)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ونفخ في الصور فصعق من في السموات ومن في الأرض إلا من, باللغة الصومالية

﴿ونفخ في الصور فصعق من في السموات ومن في الأرض إلا من﴾ [الزُّمَر: 68]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaa la afuufi suurka (Buunka qiyaame) waxaana suuxi (Dhiman) waxa samooyinka iyo dhulka ku sugan, cidduu Eebe doona mooyee, markaasaa la afuufi mid kale waxaana soo bixi dadkii iyagoo taagan oo sugi (xukunka Eebe)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaa la afuufi suurka (Buunka qiyaame) waxaana suuxi (Dhiman) waxa samooyinka iyo dhulka ku sugan, cidduu Eebe doona mooyee, markaasaa la afuufi mid kale waxaana soo bixi dadkii iyagoo taagan oo sugi (xukunka Eebe)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek