×

Oo ma ayan qaddarin Allaah qaddarinta uu mudan yahay15, isagoo dhulka oo 39:67 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:67) ayat 67 in Somali

39:67 Surah Az-Zumar ayat 67 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 67 - الزُّمَر - Page - Juz 24

﴿وَمَا قَدَرُواْ ٱللَّهَ حَقَّ قَدۡرِهِۦ وَٱلۡأَرۡضُ جَمِيعٗا قَبۡضَتُهُۥ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِ وَٱلسَّمَٰوَٰتُ مَطۡوِيَّٰتُۢ بِيَمِينِهِۦۚ سُبۡحَٰنَهُۥ وَتَعَٰلَىٰ عَمَّا يُشۡرِكُونَ ﴾
[الزُّمَر: 67]

Oo ma ayan qaddarin Allaah qaddarinta uu mudan yahay15, isagoo dhulka oo dhammi ahaan doono Qabashadiisa Maalinta Qiyaamaha, oo samooyinka ku duuban yihiin Gacantiisa Midig16. Xurmo oo dhan Isaga baa iska leh oo waa ka sarreeyaa waxaa ay la wadaajiyaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وما قدروا الله حق قدره والأرض جميعا قبضته يوم القيامة والسموات مطويات, باللغة الصومالية

﴿وما قدروا الله حق قدره والأرض جميعا قبضته يوم القيامة والسموات مطويات﴾ [الزُّمَر: 67]

Mahmud Muhammad Abduh
Mayna waynaynin gaaladii Eebe waynaantiisa dhabta ah, isagoo dhulka dhamaantiis kujiro xukunkiisa Maalinta qiyaame Samooyinkuna ku duuban yihiin Yamiintiisa Eebaa ka nasahan kana sarreeya waxay la wadaajiyeen
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Mayna waynaynin gaaladii Eebe waynaantiisa dhabta ah, isagoo dhulka dhamaantiis kujiro xukunkiisa Maalinta qiyaame Samooyinkuna ku duuban yihiin Yamiintiisa Eebaa ka nasahan kana sarreeya waxay la wadaajiyeen
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek