×

Oo Waxaan kor u soo qaadnay Buurta (Siinaay) oo dul keennay (goortii 4:154 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:154) ayat 154 in Somali

4:154 Surah An-Nisa’ ayat 154 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 154 - النِّسَاء - Page - Juz 6

﴿وَرَفَعۡنَا فَوۡقَهُمُ ٱلطُّورَ بِمِيثَٰقِهِمۡ وَقُلۡنَا لَهُمُ ٱدۡخُلُواْ ٱلۡبَابَ سُجَّدٗا وَقُلۡنَا لَهُمۡ لَا تَعۡدُواْ فِي ٱلسَّبۡتِ وَأَخَذۡنَا مِنۡهُم مِّيثَٰقًا غَلِيظٗا ﴾
[النِّسَاء: 154]

Oo Waxaan kor u soo qaadnay Buurta (Siinaay) oo dul keennay (goortii aan ka qaadeynay) axdigoodii. oo Waxaanu ku nidhi: Gala Albaabka idinkoo sujuudsan. Oo Waxaanu ku nidhi: Ha ku xadgudbinnana arrinka Sabtida. Oo Waxaan la sameynay Axdi adag

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ورفعنا فوقهم الطور بميثاقهم وقلنا لهم ادخلوا الباب سجدا وقلنا لهم لا, باللغة الصومالية

﴿ورفعنا فوقهم الطور بميثاقهم وقلنا لهم ادخلوا الباب سجدا وقلنا لهم لا﴾ [النِّسَاء: 154]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaan koryeellay (Buurta) Dhuur Ballankoodii dartiis waxaana ku nidhi ka gala Irridda idinkoo Sujuudsan, waxaana ku nidhi ha ku xadgudhina Sabtida waxaana ka qaadnay Ballan adag
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaan koryeellay (Buurta) Dhuur Ballankoodii dartiis waxaana ku nidhi ka gala Irridda idinkoo Sujuudsan, waxaana ku nidhi ha ku xadgudhina Sabtida waxaana ka qaadnay Ballan adag
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek