×

Oo siiya haweenka meherradooda siismo ay u xor yihiin, hadday se iyaga 4:4 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:4) ayat 4 in Somali

4:4 Surah An-Nisa’ ayat 4 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 4 - النِّسَاء - Page - Juz 4

﴿وَءَاتُواْ ٱلنِّسَآءَ صَدُقَٰتِهِنَّ نِحۡلَةٗۚ فَإِن طِبۡنَ لَكُمۡ عَن شَيۡءٖ مِّنۡهُ نَفۡسٗا فَكُلُوهُ هَنِيٓـٔٗا مَّرِيٓـٔٗا ﴾
[النِّسَاء: 4]

Oo siiya haweenka meherradooda siismo ay u xor yihiin, hadday se iyaga naf ahaantooda idiinka raalli noqdaan inay idiin daayaan wax ka mid ah (meherkaa), markaa ku qaata si raalli ah iyo dhib la’aan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وآتوا النساء صدقاتهن نحلة فإن طبن لكم عن شيء منه نفسا فكلوه, باللغة الصومالية

﴿وآتوا النساء صدقاتهن نحلة فإن طبن لكم عن شيء منه نفسا فكلوه﴾ [النِّسَاء: 4]

Mahmud Muhammad Abduh
Siiya Haweenka Meherkooda isagoo Waajib ah hadday idiinka Raali noqoto wax ka mid ah Naftoodu Cuna idinkoo Shifaysan oo Kadban
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Siiya Haweenka Meherkooda isagoo Waajib ah hadday idiinka Raali noqoto wax ka mid ah Naftoodu Cuna idinkoo Shifaysan oo Kadban
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek