×

Shaki ma leh waxaad iigu yeedhaan ma leh darajo loogu yeedho adduun 40:43 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ghafir ⮕ (40:43) ayat 43 in Somali

40:43 Surah Ghafir ayat 43 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 43 - غَافِر - Page - Juz 24

﴿لَا جَرَمَ أَنَّمَا تَدۡعُونَنِيٓ إِلَيۡهِ لَيۡسَ لَهُۥ دَعۡوَةٞ فِي ٱلدُّنۡيَا وَلَا فِي ٱلۡأٓخِرَةِ وَأَنَّ مَرَدَّنَآ إِلَى ٱللَّهِ وَأَنَّ ٱلۡمُسۡرِفِينَ هُمۡ أَصۡحَٰبُ ٱلنَّارِ ﴾
[غَافِر: 43]

Shaki ma leh waxaad iigu yeedhaan ma leh darajo loogu yeedho adduun iyo aakhiraba, iyo in laabashadeennuna tahay xagga Ilaahay iyo in xad gudbayaasha iyagu yihiin Ehlu-Naarka

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لا جرم أنما تدعونني إليه ليس له دعوة في الدنيا ولا في, باللغة الصومالية

﴿لا جرم أنما تدعونني إليه ليس له دعوة في الدنيا ولا في﴾ [غَافِر: 43]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaan shaki lahayn in waxaad iigu yeedhaysaan xaggiisa uusan lahayn Nacfi (iyo wax ajiiba) adduun iyo aakhiraba, waxaana laynoo celin xagga Eebe kuwa xadgudbana iyaga uunbaa ah asaxaabta (Ehelka) naarta
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaan shaki lahayn in waxaad iigu yeedhaysaan xaggiisa uusan lahayn Nacfi (iyo wax ajiiba) adduun iyo aakhiraba, waxaana laynoo celin xagga Eebe kuwa xadgudbana iyaga uunbaa ah asaxaabta (Ehelka) naarta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek