Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 49 - غَافِر - Page - Juz 24
﴿وَقَالَ ٱلَّذِينَ فِي ٱلنَّارِ لِخَزَنَةِ جَهَنَّمَ ٱدۡعُواْ رَبَّكُمۡ يُخَفِّفۡ عَنَّا يَوۡمٗا مِّنَ ٱلۡعَذَابِ ﴾
[غَافِر: 49]
﴿وقال الذين في النار لخزنة جهنم ادعوا ربكم يخفف عنا يوما من﴾ [غَافِر: 49]
Mahmud Muhammad Abduh Waxayna ku dhaheen kuwa naarta kusugan adeegaha jahannamo noo barya Eebihiin inuu naga fududeeyo maalin cadaabka |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waxayna ku dhaheen kuwa naarta kusugan adeegaha jahannamo noo barya Eebihiin inuu naga fududeeyo maalin cadaabka |