×

Ee samir yeelo; hubaal Ballan qaadka Ilaahay waa Xaq, oo ka istiqfaarso 40:55 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ghafir ⮕ (40:55) ayat 55 in Somali

40:55 Surah Ghafir ayat 55 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 55 - غَافِر - Page - Juz 24

﴿فَٱصۡبِرۡ إِنَّ وَعۡدَ ٱللَّهِ حَقّٞ وَٱسۡتَغۡفِرۡ لِذَنۢبِكَ وَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ بِٱلۡعَشِيِّ وَٱلۡإِبۡكَٰرِ ﴾
[غَافِر: 55]

Ee samir yeelo; hubaal Ballan qaadka Ilaahay waa Xaq, oo ka istiqfaarso dambi- gaaga10, oo ku tasbiixso ammaanaha iyo mahdinta Rabbigaa galab iyo aroorba

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فاصبر إن وعد الله حق واستغفر لذنبك وسبح بحمد ربك بالعشي والإبكار, باللغة الصومالية

﴿فاصبر إن وعد الله حق واستغفر لذنبك وسبح بحمد ربك بالعشي والإبكار﴾ [غَافِر: 55]

Mahmud Muhammad Abduh
Ee samir Nabiyow yabooha Eebe wan dhabe, dambi dhaafna waydiiso kuna tasbiixso adoo ku dheehan mahadda Eebahaa Galab iyo Aroorba
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ee samir Nabiyow yabooha Eebe wan dhabe, dambi dhaafna waydiiso kuna tasbiixso adoo ku dheehan mahadda Eebahaa Galab iyo Aroorba
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek