×

Hubaal (ma xagga) kuwa ka dooda Aayadaha Ilaahay xujo la’aan u timid 40:56 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ghafir ⮕ (40:56) ayat 56 in Somali

40:56 Surah Ghafir ayat 56 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 56 - غَافِر - Page - Juz 24

﴿إِنَّ ٱلَّذِينَ يُجَٰدِلُونَ فِيٓ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ بِغَيۡرِ سُلۡطَٰنٍ أَتَىٰهُمۡ إِن فِي صُدُورِهِمۡ إِلَّا كِبۡرٞ مَّا هُم بِبَٰلِغِيهِۚ فَٱسۡتَعِذۡ بِٱللَّهِۖ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلسَّمِيعُ ٱلۡبَصِيرُ ﴾
[غَافِر: 56]

Hubaal (ma xagga) kuwa ka dooda Aayadaha Ilaahay xujo la’aan u timid ma ku jiro laabahooda waxaan ahayn (doonis) weynaan aysan weligood gaari doonin ee magan gal weydiiso Allaah, hubaal waa wax kasta Maqlaha, wax kasta Arka

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن الذين يجادلون في آيات الله بغير سلطان أتاهم إن في صدورهم, باللغة الصومالية

﴿إن الذين يجادلون في آيات الله بغير سلطان أتاهم إن في صدورهم﴾ [غَافِر: 56]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwu ku murmi aayaadka Eebe xujo la'aan u timid laabtooda ma aha waxaan kibir ayna gaadhayn ahayn, ee ka magan gala Eebe isagaa wax muqla waxna arkee
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwu ku murmi aayaadka Eebe xujo la'aan u timid laabtooda ma aha waxaan kibir ayna gaadhayn ahayn, ee ka magan gala Eebe isagaa wax muqla waxna arkee
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek