Quran with Somali translation - Surah Fussilat ayat 52 - فُصِّلَت - Page - Juz 25
﴿قُلۡ أَرَءَيۡتُمۡ إِن كَانَ مِنۡ عِندِ ٱللَّهِ ثُمَّ كَفَرۡتُم بِهِۦ مَنۡ أَضَلُّ مِمَّنۡ هُوَ فِي شِقَاقِۭ بَعِيدٖ ﴾
[فُصِّلَت: 52]
﴿قل أرأيتم إن كان من عند الله ثم كفرتم به من أضل﴾ [فُصِّلَت: 52]
Mahmud Muhammad Abduh Waxaad ku dhahdaa bal kawarrama hadduu Quraankani xaga Eebe ka yimid markaas aad ka Gaaloowdaan yaa ka baadi badan Ruux Gaalnimo iyo khilaaf fog ku sugan |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waxaad ku dhahdaa bal kawarrama hadduu Quraankani xaga Eebe ka yimid markaas aad ka Gaaloowdaan yaa ka baadi badan Ruux Gaalnimo iyo khilaaf fog ku sugan |