×

Oo waxaa ka mid ah Calaamooyinkiisa abuurista samooyinka iyo arlada iyo waxa 42:29 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ash-Shura ⮕ (42:29) ayat 29 in Somali

42:29 Surah Ash-Shura ayat 29 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ash-Shura ayat 29 - الشُّوري - Page - Juz 25

﴿وَمِنۡ ءَايَٰتِهِۦ خَلۡقُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا بَثَّ فِيهِمَا مِن دَآبَّةٖۚ وَهُوَ عَلَىٰ جَمۡعِهِمۡ إِذَا يَشَآءُ قَدِيرٞ ﴾
[الشُّوري: 29]

Oo waxaa ka mid ah Calaamooyinkiisa abuurista samooyinka iyo arlada iyo waxa uu ku firdhiyey labadooda dhexdooda oo (nafley) dhul socod ah. Oo marka uu doono aad buu awood ugu leeyahay inuu soo kulmiyo oo isu keeno iyagoo dhan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن آياته خلق السموات والأرض وما بث فيهما من دابة وهو على, باللغة الصومالية

﴿ومن آياته خلق السموات والأرض وما بث فيهما من دابة وهو على﴾ [الشُّوري: 29]

Mahmud Muhammad Abduh
Calaamooyinkiisa waxaa ka mid ah Abuuridda Samooyinka iyo Dhulka iyo wuxuu ku fidiyay (ku abuuray) dhexdooda oo socda, Eebana inuu soo kulmiyo dhammaantood markuu doono wuu karaa
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Calaamooyinkiisa waxaa ka mid ah Abuuridda Samooyinka iyo Dhulka iyo wuxuu ku fidiyay (ku abuuray) dhexdooda oo socda, Eebana inuu soo kulmiyo dhammaantood markuu doono wuu karaa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek