×

Ajiiba Rabbigiin ka hor inta aanay iman Maalin xagga Allaah ah aan 42:47 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ash-Shura ⮕ (42:47) ayat 47 in Somali

42:47 Surah Ash-Shura ayat 47 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ash-Shura ayat 47 - الشُّوري - Page - Juz 25

﴿ٱسۡتَجِيبُواْ لِرَبِّكُم مِّن قَبۡلِ أَن يَأۡتِيَ يَوۡمٞ لَّا مَرَدَّ لَهُۥ مِنَ ٱللَّهِۚ مَا لَكُم مِّن مَّلۡجَإٖ يَوۡمَئِذٖ وَمَا لَكُم مِّن نَّكِيرٖ ﴾
[الشُّوري: 47]

Ajiiba Rabbigiin ka hor inta aanay iman Maalin xagga Allaah ah aan la celin kari doonin. Ma heli doontaan meel aad magan gashaan Maalintaas, oo idiinma suurta geli doonto inaad sameysaan diiddo

❮ Previous Next ❯

ترجمة: استجيبوا لربكم من قبل أن يأتي يوم لا مرد له من الله, باللغة الصومالية

﴿استجيبوا لربكم من قبل أن يأتي يوم لا مرد له من الله﴾ [الشُّوري: 47]

Mahmud Muhammad Abduh
Ajiiba (maqla) Eebihiin ka hor imaatin maalin aan laga celinkarin Eebe, idiinmama sugnaanayo wax la magangalo, Maalintaas, idiinmana sugna gargaare
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ajiiba (maqla) Eebihiin ka hor imaatin maalin aan laga celinkarin Eebe, idiinmama sugnaanayo wax la magangalo, Maalintaas, idiinmana sugna gargaare
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek