Quran with Somali translation - Surah Az-Zukhruf ayat 36 - الزُّخرُف - Page - Juz 25
﴿وَمَن يَعۡشُ عَن ذِكۡرِ ٱلرَّحۡمَٰنِ نُقَيِّضۡ لَهُۥ شَيۡطَٰنٗا فَهُوَ لَهُۥ قَرِينٞ ﴾
[الزُّخرُف: 36]
﴿ومن يعش عن ذكر الرحمن نقيض له شيطانا فهو له قرين﴾ [الزُّخرُف: 36]
Mahmud Muhammad Abduh Ruuxii ka jeedsada «aragheela» xuska Eebahaa Raxmaan ah (Quraanka) waxaannu la xidhiidhinaa shaydaan oo saaxiib u noqon |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Ruuxii ka jeedsada «aragbeela» xuska Eebahaa Raxmaan ah (Quraanka) waxaannu la xidhiidhinaa shaydaan oo saaxiib u noqon |